Dil dad badan oo Kenyan ah ka naxeen oo ka dhacay magaalada Mombasa

Gudaha Kaniisad kutaala magaalada Mombasa ee dalka Kenya waxaa ka dhacay dil dad badan oo Kenyan ah ka argagaxeen kadib markii Baadarigii heestay kaniisadaas uu ku dhax dilay xaaskiisa kadibna isaga is dilay. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in baadariga uu lasoo baxay toorey kuna dhuftay xaaskiisa oo xiligaasi taagneyd minbarka kaniisada, baadariga ayaana markaa kadib … Continue reading Dil dad badan oo Kenyan ah ka naxeen oo ka dhacay magaalada Mombasa